Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay talaabooyin mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed ay ku hor istaageen dadaallo la doonaayey in lagu qaboojiyo xiisadaha ka taagan deegaanada maamulka.
War-saxaafadeedkaan ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka waxa uu u qornaa sidatan:-


