DEGDEG: Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Saakow

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal guul ku dhammaaday ka fuliyay bannaanka magaalada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe, halkaas oo lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaasha sare ee Khawaarijta.

Faahfaahinta halkan kala soco goor dhow