Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo war-murtiyeed laga soo saaray By osman Dhiblawe - December 29, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Golaha Wadatashiga Qaranka oo kulamo xiriir ah ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka, ayaa soo saaray War-murtiyeed lagu adkaynayo mowqifka dowladda ee ku aaddan ilaalinta midnimada dalka.