Madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug oo hambalyeeyey guulaha Ciidanka By osman Dhiblawe - September 12, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay Ciidanka Qaranka iyo halyeeyada deegaanka guushii taariikhiga ahayd ee ay maanta kasoo hooyeen dagaalkii lagu jabiyay Khawaarijta ee ka dhacay Degmada Ceeldheer.