Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaran oo go’aan cusub soo saaray

Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS), Maanta oo ay Taairiikhdu tahay 23/08/2025, Kullan ay yeesheen Xubnaha Guddiga madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soohdimaha (GMDQS), kana dhacay xarunta dhaxe ee Guddiga ayaa gaaray go’aanka dib u furista diiwaangelinta Ururrada Siyaadadda muddo kooban.

        Halkaan hoose ka akhriso qoraalka Guddiga:-