NISA oo soo dhaweysay meel marinta heshiiska argagixiso la dagaalanka ee Sucuudiga iyo Soomaaliya By osman Dhiblawe - May 21, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay xukuumadda Sacuudiga ku meelmarisay heshiiska labada dal ee la dagaalanka Argagixisada iyo maalgelinteeda.