Wafdi ka socday Gaashaandhigga XFS oo lagu soo dhoweeyay Safaaradda Soomaalida ee Jarmalka

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Jarmalka ๐€๐›๐๐ข๐€๐ฌ๐ข๐ฌ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐…๐š๐ซ๐š๐›๐š๐๐š๐ง๐ž ayaa xarunta safaaraddaasi ku soo dhoweeyay ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ฎ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐›๐๐ข iyo wafdi uu hoggaaminaayo.

Kulanka soo dhoweynta waxaa ka qeybgalay ๐ค๐ฎ๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง,iyadoo masโ€™uuliyiintii la socotasy wasiiru dowlaha u kamid ahaaLataliyaha Arrimaha Siyaasadda ee Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Suldan Farah Ahmed.

๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐›๐š๐๐š๐ง๐ž ayaa uga warbixiyay Wasiiru Dowlaha adeegyada ay safaaraddu u hayso Jaaliyadda Soomaaliyeed.Sidoo kale Wasiiru Dowlaha ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ka socota safaaradda.

Wafdiga uu hoggaaminaayo wasiiru dowlaha waxa ay Magaalada Berlin uga qeybgaleen shir looga hadlaayey habka ๐๐š๐›๐š๐ ๐ˆ๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ee qaramada midoobay,kaas oo socday 13-14 bishaan.

๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ž ๐…๐š๐ซ๐š๐›๐š๐๐š๐ง๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐ข๐ซ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ayaa ka mahad celiyayย  booqashada Wasiiru Dowlaha iyo waftigiisu ay tageen xarunta Safaaradda.