Wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay ahmiyadda Kaarka aqoonsiga Qaranka By osman Dhiblawe - March 19, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo arrimaha dib u heshiisiinta dowladda FS ayaa ka hadashay ahmiyadda uu leeyahay Kaarka aqoonsiga Qaranka oo qaadashadiisu ay ka socoto caasimadda iyo gobollada dalka.