Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaal Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadalay amniga dalka la qaatay saraakiisha amniga si loo xoojiyo amniga guud wadanka gaar ahaan caasimada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha ayaa lamaha amniga faray in ay sii dar-dargaliyaan amniga isagona kula dardaarmay sarkiisha in xil gaar ah iska saran amniga doorashooyinka oo dalka ka bilaawday.