Horjoogayaashii Khawaarijta u qaabilsanaa Qaraxyada iyo maaliyadda oo duqeyn lagu dilay

War ka soo baxay hay’adda Sirdoonka iyo Nabbad sugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu faah faahiyey hawlgal xagga cirka ah oo lagu dilay 2-horjooge oo muhiim u ahaa kooxda Khawaarijta