Ciidanka amniga oo ka hortagay koox amni darro ka fulin rabay degmada Baardheere By osman Dhiblawe - February 5, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda amniga XFS ayaa sheegtay in ciidanka ammaanku ay ku guuleysteen ka hortagga koox qas-wadayaal ah oo qorshaynayey inay falal amni darro ah ka fuliyaan degmada Baardheere ee gobolka Gedo.