Ra”iisulwasaare Xamse oo magacaabay isu-duwaha arrimaha haweenka ee xafiiska By osman Dhiblawe - January 25, 2025 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay marwo Aamina Axmed Samatar Isu-duwaha Arrimaha Haweenka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XJFS (Gender Coordinator OPM).