Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan gaar ah la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Heyโ€™adda ๐ˆ๐…๐‚

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž ayaa kulan gaar ah oo miro-dhal ah la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Heyโ€™adda ๐ˆ๐…๐‚ oo arrimaha maalgalinta u qaabilsan Bangiga Adduunka ๐Œ๐ซ. ๐’รฉ๐ซ๐ ๐ข๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š oo ka mid ahaa masuuliyiintii ka soo qeyb gashay shirka Sanadlaha ah ee Maaliyadda Afrika (๐€๐Ÿ๐ซ๐œ๐š ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ) oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Casablanca ee Boqortooyada Morocco.

Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray sidii Bangiga Adduunka uu u maalgalin lahaa mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo gudaha Soomaaliya iyada oo Dowladda Soomaaliya ay mudnaan gaar ah siisay, kana goโ€™an tahay Horumarinta iyo maalgalinta maraariicda wax ku oolka u ah bulshada Soomaaliyeed.