Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban Shan xubnood kuwaasi oo ku howlanaa falal amni darro ah in ay ka gaystaan magaalada Muqdisho.
Sirdoonka Qaranka oo haayay xogta Shabakaddaan ayaa ku guulaystay soo qabashada mid ka mid ah shabakadda.
Shabakadaan ayaa sidoo kale lagu qabtay Hub iyo Qaraxyo Khawaarijtu ay u qorsheeyeen in ay ku dhibaateeyaan Shacabka Muqdisho.