Madaxii maaliyada Gobolka Mudug ee Argagixisa Cabaas al Amiin xuseen ayaa goordhow isku dhiibay booliska degmada Hobyo oo uu Taliyaha saldhiga Maxamed Cadceed uu hor kacayo.
Ninkaan ayaa is kaga baxsaday Argagixisada wuxuuna ka tagay deegaanka jawle ee Gobolka Mudug,
Sidoo kale goobta lagu soo bandhigay ninkaan waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka degmada Hobyo Muqtaar Sheekh