Golaha warbaahinta Soomaaliyeed o soo saaray war-saxaafadeed

Golaha warbaahinta Soomaaliyeed ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka kooban 8-qodob, kaas oo ay kaga hadlayaan ahmiyadda ay leedahay ilaalinta xuquuqda watiyaha iyo u hogaansanka sharciga.