Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay ergada gaarka ah ee Doorashada guddiga Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada guddiga Midowga Afrika oo ay u sharxantahay Xildhibaanad Foosiyo Xaaji Aadan.

Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah

1- Mudane Daa’uud Aweys Jaamac wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS.

1-Dr. Ismaaciil Jimcaale Calasow lataliye Sare.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddi heer wasiir ah u magacaabay qabanqaabada Ololaha Doorashada guddiga Midowga Afrika.

1-Mudane Biixi Imaan Cige                           Xubin
2- Mudane Daa’uud Aweys Jaamac             Xubin
3- Mudane Cabdirisaaq Cumar Jaamac Xubin
4- Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Xubin
5- Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali               Xubin

6- Mudane Cali Maxamed Cumar.                  Xubin