Heyโ€™adda Maareynta oo ๐——๐—œ๐—š๐—ก๐—œ๐—œN ka soo saartay duufaanta ๐—˜๐—น-๐—ก๐—ถรฑ๐—ผ.

Maamulka Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa mar kale bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay digniinno la xiriira roobab xoogan oo suurtagal ah in ay ka daโ€™aan dalka.
Qoraal ka soo baxay Hey\addaasi ayaa lagu wargaliyay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿญ๐Ÿด gobal ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ in ay ka feejignaadaan khatar ay suurtagal tahay in ay ka timaado Roobab xoogan oo la-filan karo.
โ€œMaalmaha ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฏ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎan ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ iyo ๐—”๐˜€๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ข๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ,waxaa laga yaabaa in dalka qeybo kamid ah ay ka dhacaan roobab wata dabeyloโ€ayaa lagu yiri qoraalkaan.