JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MAXKAMADDA SARE EE JFS FOOMKA CODSIGA SHAQADA
Foomkan waxaad ku buuxin doontaa Shaqada garsoorenimo ee ka bannaan maxkamadaha darajada 1-aad iyo 2-aad ee garsoorka Gobolka Banaadir. Maxkamadda Sare ee Soomaaliya waxaa sharaf u ah inay tartan furan kusoo bandhigto 30 jago oo garsoorayaal ah oo loo qaadanayo maxkamadaha Gobolka Banaadir. Tani waxa ay gacan ka geysaneysaa dardargelinta adeegga garsoorku u fidiyo bulshada soomaaliyeed guud ahaan. Fadlan si taxadar leh u buuxi foomkan, adiga oo hubinaya inaadan ka tagin dhammaan meelaha lagu calaamadiyay summada (*). Jawaabahaaga iyo dhamaan macluumaadka aad bixiso waxay ahaan doonaan kuwa dhowran, waxaana loo isticmaali doonaa keliya ujeeddooyinka la xiriira codsiga shaqada. Qabashada codsiyadu waxa ay ku eg yihiin 16/08/2023.
Macluumaadka shakhsiga:
- Magaca codsadaha oo Afaran: (*)
- ________________
- Ciwaanka email-ka iyo Facebooga (*)
________________
- Taleefan lambarka:
________________
- Taariikhda Dhalashada: (*)
________________
- Goobta Dhalashada:
________________
Sooyaalka waxbarasho
- Heerka ugu sarreeya ee aad ka gaartayaqoonta sharciga: (*)
- Dugsiga Sare
- Heerka koowaad ee jaamacadda
- Heerka labaad ee jaamacadda
- Ciwaanka takhasuskaaga:
________________
- Jaamacadda/Hay’adda waxbarasho:
________________
Waaya-aragnimada shaqo:
- Hore ma u soo noqotay shaqaale garsoor ama maku soo shaqeysay xirfadda sharciga? (Haa/maya) (*)
- Haddii ay jawaabtaadu ‘Haa’ tahay bixi faahfaahin, haddii ay ‘Maya’ tahayna waad ka tagi kartaa qeybtan, iyada oo meesha bannaan.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
Xirfadaha :
- Fadlan si kooban u sharax xirfadahaaga iyo kartiyahaaga muhiimka ah (oo ay ku jirto xirfadda xallinta khilaafaadka) ee kaa dhigaya musharax ku habboon jagadan.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
- Fadlan sheeg heerkaaga aqooneed ee luqadaha soo socda: (*)
- Somali: [Billow / Dhexdhexaad / Heersare / Dhalad]
- Carabi: [Billow / Dhexdhexaad / Heersare / Dhalad]
- English: [Billow / Dhexdhexaad / Heersare / Dhalad]
- Ma jiraan luqado kale oo aad taqaanno? (Haa/Maya)
- Haddii ay jawaabtaadu ‘Haa’ tahay bixi faahfaahin kooban, haddii ay ‘Maya’ tahayna waad ka tagi kartaa qeybtan, iyada oo bannaan.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
Soo gudbinta Dukumintiyada
14.Fadlan soo xambaar dukumintiyada soo socda: (*)
- Taariikh nololeedkaaga
- Shahaadooyinkaaga Aqooneed
- Shahaadooyinkaaga Xirfadeed
- Dukumintiyo kale oo khuseeya (haddii ay jiraan)
Macluumaad Dheeraad ah:
- Weligaa maxkamadi ma kugu xukuntay wax fal-dambiyeed ah? (Haa/Maya) (*)
- Haddii ay jawaabtaadu ‘Haa’ tahay bixi faahfaahin kooban, haddii ay ‘Maya’ tahayna waad ka tagi kartaa qeybtan, iyada oo bannaan.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
- Ma leedahay aqoon wanaagsan oo ku saabsabn adeegsiga kombuyuutarka iyo Softweerada Microsoft Offices? (Haa/Maya) (*)
- Fadlan bixi macluumaad kasta oo dheeri ah oo aad aaminsan tahay inay kaabeyso codsigaaga.
- ______________________________________________________________________________________________________________________________________________
Soo gudbintaada foomkan, waxaad qiraysaa in dhammaan macluumaadka aad bixisay ay yihiin kuwa sax ahinta garashadaada ah. Maxkamadda Sare ee Soomaaliya waxay xaq u leedahay inay xaqiijiso xogta aad soo gudbisay. Fadlan ogow, keliya codsadayaashalasoo xulay (shortlisted) ayaa lala xiriiri doonaa si loo ambaqaado tillaabooyinka dhimanee hannaanka xulashada.
Waad ku mahadsan tahay buuxintaada foomkan.
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
MAXKAMADDA SARE EE JFS
FOOMKA CODSIGA SHAQADA
Foomkan waxaad ku buuxin doontaa Shaqada kaaliyenimo ee ka bannaan maxkamadaha darajada 1-aad iyo 2-aad ee garsoorka Gobolka Banaadir. Maxkamadda Sare ee Soomaaliya waxaa sharaf u ah in ay tartan furan kusoo bandhigto 30 jago oo kaaliayayaal, kuwaas oo loo qaadanayo maxkamadaha Gobolka Banaadir. Tani waxa ay gacan ka geysaneysaa xaqiijinta dedaalka loogu jiro dib-u-habeynta garsoorka iyo hannaanka caddaaladda dalka. Fadlan si taxadar leh u buuxi foomkan, adiga oo hubinaya inaadan ka tagin dhammaan meelaha lagu calaamadiyay summada (*). Jawaabahaaga iyo dhamaan macluumaadka aad bixiso waxay ahaan doonaan kuwa xafidan, waxaana loo isticmaali doonaa keliya ujeeddooyinka la xiriira codsiga shaqada. Qabashada codsiyadu waxa ay ku eg yihiin 15/08/2023.
Macluumaadkashakhsiga:
- Magacacodsadahaoodhammeystiran: (*)
________________
- Ciwaanka email-ka: (*)
________________
- Taleefanlambarka:
________________
- TaariikhdaDhalashada: (*)
________________
- GoobtaDhalashada:
________________
Sooyaalkawaxbarasho
- Cinwaankatakhasuskaagawaxbarasho:
________________
- Jaamacadda/Hay’addawaxbarasho:
________________
- Sannadkaqalin-jabinta:
________________
Waaya-aragnimadashaqada:
- Hore ma ugusooshaqeysayxirfaddasharcigaamashaqooyinkaxiriirka la leheeculuumtabulshadasidaxiriirkadadweynaha, maamulkaganacsiga, iwm? (Haa/maya) (*)
- Haddii ay jawaabtaadu ‘Haa’ tahaybixifaahfaahin, haddii ay ‘Maya’ tahaynawaadkatagikartaaqeybtan, iyadaoomeeshabannaan.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
Xirfadahaiyoaqoonta:
- Fadlansikooban u sharaxxirfadahaagamuhiimka ah (oo ay kujiraanhabqoraalkatolmooniyowadashaqeyntakooxda)eekaadhigayamusharaxkuhabboonjagadan.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
- Fadlansheegheerkaagaaqooneedeeluqadahasoosocda: (*)
- Somali: [Billow / Dhexdhexaad / Heersare / Dhalad]
- English: [Billow / Dhexdhexaad / Heersare / Dhalad]
- English: [Billow / Dhexdhexaad / Heersare / Dhalad]
Soo gudbintaDukumintiyada
- Fadlansooxambaardukumintiyadasoosocda: (*)
- Taariikhnololeedkaaga
- ShahaadooyinkaagaAqooneed
- Dukumintiyo kale ookhuseeya (haddii ay jiraan)
MacluumaadDheeraad ah:
- Weligaamaxkamadi ma kuguxukuntay wax fal-dambiyeed ah? (Haa/Maya) (*)
- Haddii ay jawaabtaadu ‘Haa’ tahaybixifaahfaahinkooban, haddii ay ‘Maya’ tahaynawaadkatagikartaaqeybtan, iyadaoobannaan.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
- Ma leedahayaqoonwanaagsanookusaabsabnadeegsigakombuyuutarkaiyoSoftweerada Microsoft Offices? (Haa/Maya) (*)
- Fadlanbiximacluumaadkastaoodheeri ah ooaadaaminsantahayinaytaageereysocodsigaaga.
________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________________
Soo gudbintaadafoomkan, waxaadqiraysaa in dhammaanmacluumaadkaaadbixisay ay yihiinkuwa sax ahintagarashadaada ah. MaxkamaddaSareeeSoomaaliyawaxayxaq u leedahayinayxaqiijisoxogtaaadsoogudbisay. Fadlanogow, keliyacodsadayaashalasooxulay (shortlisted) ayaalalaxiriiridoonaasi loo ambaqaadotillaabooyinkadheeriga ah eehannaankaxulashada.
Waad ku mahadsan tahay buuxintaada foomkan.