Saraakiil lagu eedeeyey musuqmaasuq oo la horgeeyey maxkamadda gobolka Banaadir By osman Dhiblawe - June 19, 2023 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta horgeey Maxkamadda gobolka Banaadir saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda dowladda FS, kuwaas oo ku eedeysan Musuq-maasuq, waxaana xafiisku kiiskaas ka soo saaray war-saxaafadeed.