Ajaaniib si sharci darro ah uga kalluumeysanaysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay By ibrahim - April 18, 2023 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad la horgeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah oo si sharci darro ah ay uga kalluumeysteen xeebaha dalkeena.