Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sheegay in lasoo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada By osman Dhiblawe - March 29, 2023 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo gudbiyay kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, isla markaana uu qaadayo tallaabbada uga aaddan baarista iyo dacwad oogista shaqsiyaadka la tuhunsan yahay.