Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Cabud-waaq ee Gobalka Galgaduud.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay qeybo ka mid ah laba gole ee Dowlada Galmudug Maamulka Degmada iyo bulshada Degmada.
Madaxweynaha ayaa kulamo la yeelan doona Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Caabud-waaq, si uu oggaado xaaladda magaalada.