Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya shacabkooda ayaa maanta maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka nadiifiyay deganada kala ah Dhuumoodle, Dawaca xun, iyo baraagta sigane, ee gobolka galguduud.
Maleeshiyaadka kooxda burcad diimeedka Al-shabaab ayaa howlgalka lagu gaarsiiyay khasaare xoogan.