Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka oo digniin adag oo la xiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab u dirtay nootaayooyinka magaalada Muqdisho. By osman Dhiblawe - October 13, 2022 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag oo laxiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab udirtay nootaayooyinka magaaladda muqdisho. Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka