Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka & iskaashiga labada dal iyo xaaladda guud dalka Sida dhinacyada siyaasadda, horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha bani’aadminimada.
Dawladda ingiriiska aya ka mida Dawaladdaha Somalia ka taageera dhinacyadda dhaqaalaha iyo horumarinta sidoo kale na Kaalin muhiima kaga jirta Dawladdaha sida joogtadda ah ula garab taagan kaalmooyinka kala duwan Dawladda Somalia.