Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa wali howlgal ka wada Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa soo badbaadiyay Dadbadan oo shacab ah oo ku sugnaa Hotelka la weeraray.
Sidoo kale Ciidamada ayaa sameynaya Taxadar dheeri ah si loo yareeyo qasaaraha soo gaari kara dadka laga badbaadaniyo dhagarta Xagjirka.
Wixii Soo kordha halkaan nagala socda