;Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta,Amniga,Arimaha,Gargaarka,Cadaalada,Haweenka iyo Sarakiil ka socday Madaxtooyada ayaa maanta Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay,adda UNDP oo Baydhabo gaaray.
Kulanka Wasiirada iyo Madaxda UNDP waxaa diirada lagu Saarayey Taageerida Hay,adda UNDP dhinacyada Amniga,Gargaarka iyo Hirgelinta Mashaariicda.