๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ oo ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, ka dib, wadatashi uu la sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda F.S, Guddoonka iyo xildhibaannada labada aqal iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Hoos ka ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ oo ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป.

ย ย ย ย