SHIRKA GUDDIGA QARAN EE QABANQAABADA XUSKA SANAD GUURADA 62 AAD EE 26KA JUUN IYO 1DA LUULIYO

hirka Guddiga Sare ayaa warbixin ka dhageystay Guddi-hoosaadyada uu ka koobn yahay Amniga, Warbaahinta &Wacyigalinta iyo Hab-maamuuska iyo Bilicda oo ayna kala hogaaminayaan qaar kamid ah Wasiirada XFS
Waxa ayna kusoo bandhigeen shaqada meesha ay u kala mareeyso, kulanka oo ka dhacay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska
Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Guddiga Wasir Osman Dubbe ayaa bogaadiyey shaqada ay hayaan guddi-hoosaadyadaan oo si adag iska xilsaaray.