Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qado sharaf u sameeyey Xildhibaan Yuusuf Xasan iyo Ganacsatada Suuqa Islii

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyay xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee Suuqa Islii ee magaalada Nairobi.