Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Emilio Mwai Kibaki ayaa maanta ku geeriyooday dalkaasi,isagoo gaaray da’da 90-ka,sida uu xaqiijiyay madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Mwai Kibaki ayaa ahaa Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Kenya,weaxaana Mr,uhuuru uu sheegay in hoggaamiyahaasi uu ahaa nin wax badan u soo qabtay dalka iyo dadka.
Uhuuru ayaa yiri “waxaan madaxweynahaasi ku xasuusan doonaa in uu ahaa waddani u soo adeegay dalkiisa iyo dadkiisa.