Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo ku tagey magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta, ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda .