Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka, waxa ay ka wada hadleen kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya iyo doorka AMISOM ee sugidda amniga doorashooyinka dalka.