3 qof oo saarnaa Mooto Bajaaj ayaa geeriyootay kadib qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in 3-da qof ee ku dhimatay Qaraxa Gaalkacyo ay dhammaantood ahaayeen naftood haligayaal doonayay in ay dadka shacabka qaraxa ku laayaan.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya ayaa sidaas u xaqiijiyay Warbaahinta

Majiro cid kale oo ku waxyeelo ka soo gaartay qaraxa.